Daawo: Madaxweynha dalka Philippine oo sheegay in uu Ilaah toos ula soo xiriiray kkkkkkk

Madaxweynaha dalka Philipine Rodrigo Duterte, ayaa sheegay inuu ilaaheey si toos ah ula soo xiriiray uguna digay aflagaadada madaxda Caalamka.

Madaxweyne Rodrigo ayaa horay u aflagaadeeyay madaxweynaha dalka Mareeykanka Obama, Pope Francis iyo madax kale.

Halkaan ka daawo:




QOSOL BADANAAA kkkkkkkkk