Daawo Naagaha xaga dambe u wayn macaanaa

Daawo Naagaha xaga dambe u wayn macaanaa


Waxaanu idiin soo gudbinaynaa barnaamij kusaabsan qoyska iyo raaxada guurka ama galmada oo anshaxa iyo diinteena aan ka baxsanayn, 

si aad ugu faa’ideysato waxa lagaaga baahan yahay iyo waxa saxda ah.


Labada qof ee isqaba waxaa la gudboon inay si wanaagsan galmada isugu diyaariyaan. 

Waa inay qubaystaan, afka cadaysadaan, iscarfiyaan, 

isqurxiyaan, jawiga guud ee guriga iyo jirkoodana ka dhigaan kuwo ku dhiirrigeliya inay isdoontaan.