Daawo Sawirrada: Bilicda iyo horumarka magaalada Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa muddooyinki u dambeeyay laga dareemayay horumar dhinacyo kala duwan.

Baydhabo oo xarun KMG ah u ah dowlad goboleedka Koofurgalbeed, waxaa laga hirgeliyay waddooyin cusub oo laami ah kuwo dib loo dayactiray, iyo dhismooyin casri ah, iyadoo ammaanka magaaladaasina si weyn loo adkeeyay







Haddaba halkan hoose ka daawo sawirradi ugu dambeeyay ee laga soo qaaday magaaladaasi.