Daawo sawirrada meelaha loo dalxiis tego ee caasimadda

Daawo sawirrada meelaha loo dalxiis tego ee caasimadda


Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa quruxda iyo isbadalka magaalada ka jirta, 

iyadoo aan akhristayaasheena aan maalinba goobaha dalxiiska u soo bandhigi doono iyo gooba kale ee ay bulshada isugu timaado, 


haddii ay ahaan lahayd dhismaha magaalooyinka ka socda, 


meelaha loo dalxiis tego iyo goobaha kale ee carruurta lagu cayaarsiiyo.