DANEYSI (QISO DHAB AH) NAIROBI 2017

DANEYSI (QISO DHAB AH) NAIROBI 2017

DANEYSI (QISO DHAB AH) NAIROBI 2017 Waa qiso dhab ah oo ka dhacday Kenya

qisada iyo filmka sifiican lisugu dheeli tiray hadaad daawato waadba ka maqsuudi doontaa anaa og oo waad jeclaan doontaa

waa qiso layaab leh hadaad dawatana kaa ooysiin doonto

ar daneeystoow ilaah ka baq umada ha qiyaamin hadaa wiil ama gabar tahaybo

daneysi waxaa laga wadaa qof inuu ku daneesto qof kale kadib qiyaamo oo jid cidla ah kaga dhaqaaqo kadib markuu dantiisa ka gaaro asagoo awalba daacad ka aheyn oo daneysi kaliya ka eheyd

filimkaan ayaad ka arki doonto cuqubada dhibkee ledahay iyo in qof godobsi laga galo

RIIX HALKAAN KA FIIRSO MUUQAALKA



DANEYSI (QISO DHAB AH) NAIROBI 2017 Waa qiso dhab ah oo ka dhacday Kenya NAIROBI

thumbnail Title: DANEYSI (QISO DHAB AH) NAIROBI 2017
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-19T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DANEYSI (QISO DHAB AH) NAIROBI 2017



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 19, 2016 and have 0 comments