Dumarka uurka leh oo looga digay in ay cunaan cunto badan !!!!

Dumarka uurka leh oo looga digay in ay cunaan cunto badan !!!!

Dumarka uurka leh ayaa qaar aaminsan in ay cunaan cunto badan taas oo lamacnaha in cuntada ay cunayaan uu cunuga uurka ku jiro isagane dhankiisa ka cuni doono, 

fikirkaas ay aaminsan yihiin dumarka uurka leh  ayaa la sheegay in uu halis u yahay cunuga caloosha ku jiro.

Hooyada uurka le ee aaminsan in ay cunto raashiis badan ayaa la sheegay in ilmaha ay dhali doonaan uu noqon doono ilmo IQ-dooda aad u hooseeso, 



sidoo kale waxaa kordhi doona culeeska hooyada jir ahaan taas oo dhib ku ah.

Warbixintaan oo lagu soo daabay joornaal caalami ah oo lagu magacaabo  Obesity Review ayaa sheegay cayilka hooyada uurka leh uu saameen doono cunaga dhalan doono iyo kobaca cunuga.

" waxaa jiro hooyooyin badan oo aaminsan qaacidada ama aragtida (eating for two) si uu cunga uurka ku jiro u helo daryeel iyo nafaqo taas noqon karto qatar ama halis hadii uu noqdo cunista raashiinka mid xad kabax"  sidaa waxaa yiri  Tam Fry, From National Obesity Forum, sida lagu soo daabacay Telegraph, maanta  (28/6/2011).

xigashada warka: http://www.detikhealth.com

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com
thumbnail Title: Dumarka uurka leh oo looga digay in ay cunaan cunto badan !!!!
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-14T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dumarka uurka leh oo looga digay in ay cunaan cunto badan !!!!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 14, 2016 and have 0 comments