FILASHO: Aktarada Caanka Ah Ee Aishwarya Rai Bachchan Oo Filaneysa In Markii Ugu Horeeysey Ay Taariikh Ka Sameeyso Box Office-ka

FILASHO: Aktarada Caanka Ah Ee Aishwarya Rai Bachchan Oo Filaneysa In Markii Ugu Horeeysey Ay Taariikh Ka Sameeyso Box Office-ka

Aktarada Shidan Ee Aishwarya Rai Bachchan ayaa filaneysa markii ugu horeeysey inay keento filim kaasi oo gaara heerka filimaanta kale dhanka dhaqaalaha.

Atariishadaan ayaa filimaantii ay horey usoo jishay oo dhan aan gaarin 100 crore club, sidaasi darteeda waxaa ay dooneysaa filimkeeda dhawaan la fasixidoono inuu rikoorkaasi gaaro.

Filimkaan waxaa Aishwarya Rai Bachchan kala soo muuqandoono Aktarka reer Pakistan ee Fawad Khan.



Filimkaan oo ah Ae Dil Hai Mushkil ayaan wali si rasmi ah loo shaacin waqti la deeyndoono , balse waxaa laga yaabaa inuu saameeyn ku yeesho Box Office, uuna noqdo filimkii ugu horeeyey ee gaara 100Crore ay keento Aktarada.

Filimkaan ayaa ah filim jaceeyl ah waxaa sidoo kale kasoo muuqanaya Anushka Sharma and Ranbir Kapoor, halka uu Director uu ka yahay Karan Johar.

Hadaba Hoos Kala Soco Liiska Filimaanta Ugu Shidan Ee Aishwarya Keentay & Daqliga Ay Soo Saareen.

Dhoom 2      2006  82.3 crores

Jodhaa Akbar          2008  62.8 crores

Sarkar Raj    2008  59.46 crores

Guru  2007  44 crores

Action Replayy      2010  34 crores

Mohabbatein         2000  33.25 crores

Devdas          2002  32.5 crores

Raavan          2010  30 crores

Sarbjit           2016  29.00 crores

Guzaarish     2010  29.32 crores.

thumbnail Title: FILASHO: Aktarada Caanka Ah Ee Aishwarya Rai Bachchan Oo Filaneysa In Markii Ugu Horeeysey Ay Taariikh Ka Sameeyso Box Office-ka
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-27T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
FILASHO: Aktarada Caanka Ah Ee Aishwarya Rai Bachchan Oo Filaneysa In Markii Ugu Horeeysey Ay Taariikh Ka Sameeyso Box Office-ka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 27, 2016 and have 0 comments