Ila Qosol: koo inta ah lacagtii walaashis lagu qubda sireesan lahaa ayaa laga qaatay kkk funny walahi

Ila Qosol: koo inta ah lacagtii walaashis lagu qubda sireesan lahaa ayaa laga qaatay kkk funny walahi

Cali kulahaa aniga  ma ogi sxb keyga in uu maanta masaafeesan rabo walaasheey (qudbasiro), 

subixii buu igu soo kalahay timaha ii jar ayuu yiri waan ujray markaasuu i dhahay ideemi lacag waan daameeyay, 



markaas ayaan ku iri war maanta intee usocotaa? 

halkee ayaad isku qurxinee? 

galabkii waxaan arkaa alalaaso dhawaq cod naaga dhahaya alalalaa  waxaa la igu yiri sxbkaa baa aroosay, 

waan booqday aroosato baro ayaan is dhahay misa waaba walaasheey ila dhalatay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk naxdin.

markasta kala soco ila qosol www.daalac.com

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com