Ila Qosol: Nin Maseer Badan kkkkkk

Ila Qosol: Nin Maseer Badan kkkkkk

Ila Qosol: Nin Maseer Badan kkkkkk

Nin ayaa markii naagtiisa foolaneysay u qaaday guriga umulisada, hore waxa usii raacay asxaabtiisa, wiil baa loo dhalay, 

naagtii umulisada ayaa dhahday waxaa loo baahan yahay aadaan (qof ku adimo wiilka) 


ninkii wuuu uqaatay "aadaanka" nin Aadan layiraadho in ay naagta umulisada u waceeso, 


kii naagta qabay kulahaa umuliso naagta Aadan ma ila qabo see wa ku wadaaa, 


markii ay foolaneysay miyee Aadan tiri kkkkk caadi ma ahan ninkaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Sheekada: waxaa leh: Daalac Daahir Shoot

Markasta kala soco ila qosol webkaan shumis
thumbnail Title: Ila Qosol: Nin Maseer Badan kkkkkk
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-13T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ila Qosol: Nin Maseer Badan kkkkkk



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 13, 2016 and have 0 comments