Ila Qosol: Ninkaan iyo sidaqo uu baxshay maxaa kala heesto loolz

Ila Qosol: Ninkaan iyo sidaqo uu baxshay maxaa kala heesto loolz

Ila Qosol: Ninkaan iyo sidaqo uu baxshay maxaa kala heesto loolz

Mid reer baadiya ah diinta wax ka aqoonin ayaa masjidka soo galay markaasuu 

wuxuu maqlay wadaad dhahaya qofkasta oo sidaqo baxsha way ulaba laabmeesaa sadaqadiisa 

hadii aad hal neef ari bixiso sidada ay kuu badanee, 



ninkii reer baadiyaha wuxuu umaleeyay hadii aad 1 neef bixiso 10 dheef ayaa helee, 

markasuu baxshay dhoor neef isaga oo islihi waxbadan ayaa heelaa, 


markii uu baxshay ayuu waayay wax ubadanayo kulahaa ar wadaadka waa ku beentaas xoolihii caqli caqli ayuu iiga basareestay kkkkkkk marka ninkaan ma fahmanin ujeedka wadaadka loolz.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

thumbnail Title: Ila Qosol: Ninkaan iyo sidaqo uu baxshay maxaa kala heesto loolz
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-14T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ila Qosol: Ninkaan iyo sidaqo uu baxshay maxaa kala heesto loolz



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 14, 2016 and have 0 comments