Kareena oo shaacisay sababta uu Rohit Sheety uga reebay Golmaal 4

Kareena oo shaacisay sababta uu Rohit Sheety uga reebay Golmaal 4

Boqorada Bollywoodka Kareena Kapoor, aya adaaha ka rogtay in Rohit Shetty oo ah Directorka Golmaal 4 


uu iyada uga reebay maadaama ay xaamilo tahay.

Kareena ayaa ku han weyneyd ineey noqoto atariishada Golmaal 4, 



balse Rohit ayaa ku talamaya Deepika iyo Alia Bhatt tii noqon lahayd atariishada Filimkaas.

“Kuwa igu faquuqay inaan uur leeyahay waan hubaa ineey 

mar uun ii imaan doonaan, 


waxaana hada dareemayaa in wax qaldanyihiin” 
ayay ku calaacashay Kareena.


thumbnail Title: Kareena oo shaacisay sababta uu Rohit Sheety uga reebay Golmaal 4
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-01T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Kareena oo shaacisay sababta uu Rohit Sheety uga reebay Golmaal 4



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 01, 2016 and have 0 comments