KASHIFAAD: Akhriso Qoraal Been abuur oo Warbaahinta Puntand ka faafisay Cabdi Qeybdiid

KASHIFAAD: Akhriso Qoraal Been abuur oo Warbaahinta Puntand ka faafisay Cabdi Qeybdiid

Qaar ka mida warbaahinta Puntland ayaa faafiyay qoraal been abuur ah oo lagu sheegayo in Qaramada Midoobay ay diiday ama joojisay doorashadii Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) loogu doortay Aqalka Sare.


Qoraal la been abuuray oo aad u tayo liita ayay faafiyeen warbaahintaasi oo website-yo kale ay sii faafiyeen, waxaana marka aad eegto warqada la been abuuray ka muuqda inaysan xitaa ahayn mid farsamo fiican leh.

Arrimaha noocan ah ayaa ku soo noqnoqday warbaahinta Soomaalida ee wax iskuma falayaasha ah oo caado ka dhigtay inay been abuuraan warar aan jirin oo mararka qaarkood aan macquul ahayn.


HOOS KA FIIRI BEEN ABUURKA

TAGS
Aqalka sare
Been abuur
Cabdi Qeybdiid
Puntland

UN


thumbnail Title: KASHIFAAD: Akhriso Qoraal Been abuur oo Warbaahinta Puntand ka faafisay Cabdi Qeybdiid
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-17T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
KASHIFAAD: Akhriso Qoraal Been abuur oo Warbaahinta Puntand ka faafisay Cabdi Qeybdiid



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 17, 2016 and have 0 comments