Maxaa keena naas xanunka Mastalgia ( kansarka naaska)

Laxawga naaska waa dhibaato oo ay ka sheegtaan dumar badan, waxayna u badan tahay dhibaatadaas marka la gaaro caadada dhiigga waqtigeeda, sababaha keeni kara waxay noqon karaan dhowr sabab

isbaddalka hormuunaadka jirka marka uu dhiiga imaan rabo
ama cadaadis nafsi ah

ama barar inuu naaska soo gaaray

ama buro inay dhexdiisa ka soo baxday

caadi ahaan labada naasood ayuu soo galaa xanuunkaas marmar wuxuu nqonayaa si nabro oo kale ama culays xabadka soo fuulaya, haddii uusan shaqo ku lahayn dhiigga wuxuu ku dhacayaa hal naas keliya, waana xanuun aad u daran inta badan waxaa keena buro dhexdiisa ka soo baxda inata badan wuxuu ku dhaca naagaha waaweyn oo dhiigga caadada ka dhamaaday, maalmaha naasxanuunka jiro ninka waxaa la rabaa inuu iska ilaaliyo inuu ka majuujiyo xaaskiisa.