Maxaa loola maagan yahay dhaqanka soomaalida maanta

Maxaa loola maagan yahay dhaqanka soomaalida maanta

Maxaa loola maagan yahay dhaqanka soomaalida maanta

Maanta marka aan ka hadalno shacabkeena qaaliga ah lama soo koobi karo dhibka lagu hayo, 

soomaalida aad baa loo burburin rabaa waxaa la rabaa dhaqanka in laga baddalo waad ogtihiin furiinka inuu soo batay, 



dalka dad badan ayaa yimid ka shaqaynaya xumaanta inay ku faafiyaan, 

wax kasta maanta dalka ka dhacaya waad wada ogtihiin.


ma ogtahay inay ku xiran yihiin dhaqanka iyo dalka, 

qaybinta soomaali la sii qaybinayo waa arin aad u xun


thumbnail Title: Maxaa loola maagan yahay dhaqanka soomaalida maanta
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-28T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maxaa loola maagan yahay dhaqanka soomaalida maanta



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 28, 2016 and have 0 comments