Naagta uurka bilowga leh galmada dhib ma u keeni kartaa

Naagta uurka bilowga leh galmada dhib ma u keeni kartaa

Marka hore asxaabta webka maamul aad baad ugu mahadsan tihin webkan qimaha badan  

waxaan rawaa inaad iisheegto naaagta uurka bilowga ah leh 

galmada 

wax miyeee udhimi kartaaaaa 

taas iiga soo jawaaba talo iga soo siya 

talada ayaan u baahan ahay sida ugu dhaqsiyaha badan


Jawaabta akhristaha ayaa laga donaya hoos ku reeb hada cilmo u leedahay