Nuucyada ay u kala baxaan biyaha Raga iyo kuwa ugu kulul oo haweenku aad u jecelyihiin

Nuucyada ay u kala baxaan biyaha Raga iyo kuwa ugu kulul oo haweenku aad u jecelyihiin

Biyaha Ninka Kuwa Ugu Daran Sidey U Yaalaan maxaase Badiya Manida

Biyaha ninka ama Xawadu (Manidu) waa walax duuf ah oo uu ninku ku tuuro ilma-galeenka xaaskiisa kolka uu gaaro heer biyabbax. 

Xawadu kolka ay soo baxayso waxay leedahay midab jaalle xigeen ah oo u eg casaanka ukunta, ha yeeshee waxay dareere dhegdheg ah isu beddeshaa kolka ay hawadu ku dhacdo. 


Waxa kale oo ay leedahay ur gaar ah oo uu sababo dheecaanka borostaatku.


Xawadu waxay si joogta ah ugu samaysantaa labada xiniinyood laga billaabo xilliga qaan-gaarnimada (13-15 jir), waxanay ka samaysan tahay madax ay ku jiraan Hiddo-sideyaal (), 

iyo dib u fududeeya inay dhaqdhaqaaqdo. 

Xawadu waxay ku noolaan kartaa gudaha habdhiska taranka naagta muddo afar maalmood ah.


thumbnail Title: Nuucyada ay u kala baxaan biyaha Raga iyo kuwa ugu kulul oo haweenku aad u jecelyihiin
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-24T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Nuucyada ay u kala baxaan biyaha Raga iyo kuwa ugu kulul oo haweenku aad u jecelyihiin



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 24, 2016 and have 0 comments