Qandala oo Laga Qaxay dadkii kawada baxay cabsi cusub oo jirto isis somali

Qandala oo Laga Qaxay dadkii kawada baxay cabsi cusub oo jirto isis somali

Guddoomiyihii hore ee Degmada Qandala Siciid Maxamed Waaberi oo haatanna ah xisaabiye ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa VOA u sheegay in guud ahaan shacabkii ku noolaa degmada Qandala inay ka qaxeen magaaladaas ka dib markii koox gacan-saar la leh ISIS ay qabsadeen Qandala.

Siciid oo ku sugan meel u jirta 20 KM degmada Qandala ayaa sheegay in sababaha ugu weyn ee dadku uga soo qaxeen magaalada ay tahay, cabsi ay ka qaadeen diyaarado magaalada dul heehaabaya iyo maraakiib dagaal oo ku soo dhowaaday xeebta.





Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu u waramay.


Xisgasho VOASOMALI.COM

Dhageyso warbixinta Qandala (0:06:07)
thumbnail Title: Qandala oo Laga Qaxay dadkii kawada baxay cabsi cusub oo jirto isis somali
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-31T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qandala oo Laga Qaxay dadkii kawada baxay cabsi cusub oo jirto isis somali



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 31, 2016 and have 0 comments