raaxada laga helo marka gabadha ku fadhiisato geedka ninka kuna niikiso ayadoo....

raaxada laga helo marka gabadha ku fadhiisato geedka ninka kuna niikiso ayadoo....

Raaxada sariirtaayaa waxa ay ugu macaan tahay 10ka daqiiqo ee ugu horeeysa. Iska ilow riyadii hore ee ahayd in raaxada sariirtu dheeraato.. Arintana waxa lagu ogaaday baaritaan cusub oo la sameeyay.

Hadaba aqoonyahano maraykan ah oo ka tirsan Sex Theory and Research ayaa waxa ay baaritaan ku sameeyeen raaxada iyo waqtiga dheer ee ay qaadanayso ee ugu fiican. Waqtigaas oo ay raaxadu noqon karto mid dhib leh oo tartiib u dhacda ama mid dhaqso ah oo jacayl dheer ku jiro.


Dadkii ka qeyb qaadanayay baaritaanka ee la waydiiyay su’aal ahayd imisa daqiiqo ayay qaadataa galmada ugu macaan, ayaa waxa ay ku jawaabeen in ayna noqon mid waqti dheer qaadata. Baaritaankaasina waxa ku cadaatay in galmada ugu macaanina ay qaadato 10 daqiiqo.

Aqriso : Raaxada sariirta Habka Ugu Wanagsan Ee Loo Qanciyo Marwadaada ...

Aqoonyahanadiina waxa ay ku taliyeen in wax laga bedelaa fikirkii ahaa: Waa in galmada sariirta la wadaa ilaa iyo waqtigii ay awoodu ka dhamaanayso.
thumbnail Title: raaxada laga helo marka gabadha ku fadhiisato geedka ninka kuna niikiso ayadoo....
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-18T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
raaxada laga helo marka gabadha ku fadhiisato geedka ninka kuna niikiso ayadoo....



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 18, 2016 and have 0 comments