Raga galmada waa nacaan hadii xasaskooda sidaan u dhaqmaan

Raga galmada waa nacaan hadii xasaskooda sidaan u dhaqmaan

Raga galmada waa nacaan hadii xasaskooda sidaan u dhaqmaan

Waxaa jira naago badan oo laga cararo in lala sameeyo wasmada macaan ee naxariista leh taasina ay sabab u tahay arimo ka imanaya xaageega ee hadaba taladaan  gaaloos.com ay ku siineyso qaado adaa yaabi doone
Arinta ugu horeeysa ee uu ninku neceb yahay isla markaana fashil ku keeneysa wasmada sariirta ayaa ah haweeneyda oo aan daryeelin nadaafada jirkeeda .

Xishoodka tirada badan ee laga bad badiyay waxa ayna taasi keenieysaa in ninka uusan awood u yeelan in uu taabto jirkeeda ama uu arko , waxa ayna ka yeeleysaa haweeneyda noocaan ah in ninka uu awood u yeelan waayo in u dhameystirto ciyaarta .


Marka haweeneyda ay muujiso in ay necbeysaneyso arimo odayga uu sameynayo xilliga ciyaarta.

Sidoo kale ninka waxa uu naca oo ciyaarta ka qasta in naagtu ay muujiso cabsi ama in ay u dhawaato jirkiisa ama qeybo ka mid ah iyada oo uu ninkeeda ula mid yahay wax ku cusub oo lala yaabo.


Ninka ma jeclo haweeneyda aan hinsadaha ciyaarta wax ku soo darsaneyn oo xitaa hal mar xod xodasho sameyneyn ama u muujineyn odayga in ay u kulashahay caawa .


Ogoow ma tihid gabaryaheey dhagax ee shaqada qaran dhankaada ka cab hawsha oo iska raaxayso.


thumbnail Title: Raga galmada waa nacaan hadii xasaskooda sidaan u dhaqmaan
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-16T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Raga galmada waa nacaan hadii xasaskooda sidaan u dhaqmaan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 16, 2016 and have 0 comments