Saudi arabia oo tuurtay Kalendar-ka islamka una badalatay kan gaalada ama masehi-ga ( Saudi switch from Hijri calendar to Gregorian calendar )

Saudi arabia oo tuurtay Kalendar-ka islamka una badalatay kan gaalada ama masehi-ga ( Saudi switch from Hijri calendar to Gregorian calendar )

iftineducation.com - Layaab dowlada sacuudiga oo u badalatay kalandarka masehiga iney isticmaasho kan islamkana tuurtay

dowlada sacuudiga ayaa waxay go'aansatay ineey iska badhasho kalandarka islaamka una guurtay kalanandarka gaalada ama masehiga axadi (2/10/2016) qorsha ka mid ah beeqaameynta dhaqaalaha.


ilaa markii la aas aasay wadankaasi sacuudi carabiga 1932 dii, Saudi Arabia waxay isticmaalaysay kalandarka islamka ama hijriyada oo ka gaaban 15 maalin sanadkii marka la bar bardhigo kalandarka Gregorian ama  masehiga.


AFP

go'aan kaan ayaa waxow ka saacidaa ineey beeqaamiyaan lacagta shaqaalaha dowlada iyo gunada sanadkii lasiiyo shaqaalaha maxaa yeelay kalandarka masehiga wuxuu ka badan yahay kan hijriada 15 bari sanadkii ayay leeyihiin dowlada sacuudi carabiya.


isbuucii lasoo dhaafaayay dowlada sacuudi carabiya waxay shaacisay ineey dhintan mushaaraadka shaqaalaha dowlada wasiirada iyo barlamaanka ama golaha shuurada.


go'aankan baakajka beeqaameynta dhaqaalaha ama austerity package wuxuu kamid yahay mid hori shaqaalaha loogu yareyay mushaarka iyo gunooyinka kale ee lasiin jiray.


Saudi Arabiya waxay qaaday tilaabo ay ku beeqaamineyso dhaqaalaheeda kadib markii hoos u dhacay qiimaha shidaalka aduunka mudo laba sano ku dhow.





Xigasho : http://m.gulfnews.com/news/gulf/saudi-arabia/public-sector-loses-11-days-of-salary-after-calendar-switch-in-saudi-arabia-1.1903333

thumbnail Title: Saudi arabia oo tuurtay Kalendar-ka islamka una badalatay kan gaalada ama masehi-ga ( Saudi switch from Hijri calendar to Gregorian calendar )
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-03T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Saudi arabia oo tuurtay Kalendar-ka islamka una badalatay kan gaalada ama masehi-ga ( Saudi switch from Hijri calendar to Gregorian calendar )



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 03, 2016 and have 0 comments