Wax Badan Ka Barro Dhowr Cunto Hergabka U fiican Lana Xaqiijiyay Iney Daawo U Yihiin Hergabka Iyo Madax Xanuunka.( food good for flu

Wax Badan Ka Barro Dhowr Cunto Hergabka U fiican Lana Xaqiijiyay Iney Daawo U Yihiin Hergabka Iyo Madax Xanuunka.( food good for flu

Maraqa laga sameyo doorada/digaaga ayaa u roon hargab marku kugu dhaco. Aqoon baaris ayaa sheegeysa in maraqa digaaga oo kulul uu hormariyo waxtarka timaha sanka ku yaal ‘cilia’, kuwaaso ka ilaaliya in bakteeriyada iyo virus inaad qaadid.

Toon ‘Garlic’

Hadey kaa heyso inaa cuntid toon, waxa ku darsan karta maraqa ama cuntada kale aad sameysatid in fiican. Toonta ayaa nafis jirkaga ka helaa hargabka.

Sanjabiil ‘Ginger’

Calaal xanuun? lalabo? Sanjabiisha ayaa ah daawo guri taasoo had iyo goor ka jabisa xanuunada yaryar. Daraasad ayaa sheegeysa in uu dajiyo huritaanka jirka uu ku sameeyo hargabka isla markana qandhada ka dajiyo.

Shaah Kuleel ‘Hot Tea’

Shaaha cagaarka aha ama kan madow rinjiga ah ayaa ka dajiya xanuunka iyo cuncunka dhuunta. Ku darso qaando malab ah iyo liindhanan.

Moos ‘Banana’

Mooska ayaa caloosha u fiican, caloosho socotana hargabka ayey ka dadajisaa waliba caruurta. Sidoo kale mooska ayaa u fiican lalabada, mataga, iyo calool qushqushka.



thumbnail Title: Wax Badan Ka Barro Dhowr Cunto Hergabka U fiican Lana Xaqiijiyay Iney Daawo U Yihiin Hergabka Iyo Madax Xanuunka.( food good for flu
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-02T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wax Badan Ka Barro Dhowr Cunto Hergabka U fiican Lana Xaqiijiyay Iney Daawo U Yihiin Hergabka Iyo Madax Xanuunka.( food good for flu



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 02, 2016 and have 0 comments