Wiilasha sida xad dhaafka u daawada filimada galmada oo noqday kuwa aan xiiseen guurka

Wiilasha sida xad dhaafka ah u daawada TV-yada ayaa noqday kuwa aan xiiseen guur ama ka daaha xiliga ku haboon guurka, daawashada TV -ga aan xadidneen iyo la saaxiibada daawashada an kala harka laheen ayaa noqoneeso  in qofka uu daneen meelo kale ama arima kale, qofka daawata ayaa la sheegay TV-ga in uu aad u xiiseeyo in uu daawado channels uuna daneen dadka kale, 

isaga oo ka dhigta waqtigiisa mid u qeebsan waxyaabaha ka soo gali doono channels-ka, 

dabcigiisa oo noqda mid dadka naca ama u arka kuwa isaga dhib ku ah, aadna u xanaaq dhow.


60% ayaa noqday dadka ragga ka daaha guurka sababo daawasho aan kala harlaheen TV-ga, iyo in uu ka dhigto saaxiib kiisa 1aad TV, halka ragga qaar guurka uu uga dib dhaco arimo dhaqaale iyo sababo iyaga u gaar.

Aqriso : ragada daawada filimada anshax xumada oo ka jecel siigada in gabar u galmoodaan

Dadka xiiseeya TV-ga ayaa noqday kuwa aan u arkin guurka wax muhiimad ah, warbixinta ayaa sheegtay in ay adagtay fursada uu ninka ragga ah ku baran karo gabar mar hadii uu waqtigiisa badan ku qaatay qolkiisa dhexdiisa.

Arintaan ayaa noqon karta caqabad ku aadan dadka daawada TV-ga, warbixintaan ayaan muujin in gabdhaha daawada ay sidoo kale qabsan karto dhacdadaan.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com