Xiliga ay qofta kacsan tahay sidaanaa lagu gartaa ee marax yahow fahan.

Xiliga ay qofta kacsan tahay sidaanaa lagu gartaa ee marax yahow fahan.

Waxaa jira marxalado badan oo jir ahaaneed oo xiliga kacsiga
waxaana la kala yiraahdaa kacsi, karkaar, biyo dhac iyo qaadiro.

Marxalada 1: kacsi ama xiisayn
Marka ay qofka dumarka ah kacsato, tiiftaafyada dhiiga ee xubnaheeda taranka waa ay jilcayaan waxaana siyaadaya dhiiga aadaya gidaarada geedka ama siilka taas oo keenaysa dheecaan yar oo ka gudba darbiga geedka waana sababta keenta in bahalka qoftaada uu noqdo qoyaan-qoyaan dhidi leh.


Qaybaha banaanka ee geedkeeda oo ay ka midyihiin (afka hore ee geedka, malablaha,bushimaha kore iyo kuwa hoose) waa ay adkaadaan. qaybta sare ee geedkeeda waa uu balaartaa.
Neef tuurkeeda iyo wadna garaaceedu waa uu siyaadaa

Marxalada labaad:2 karkaar
Dhiiga jirkeedu wuxuu isugu soo ururaa qaybta hoose ee jirka qoftaada asaga oo keena in qaybta hoose ee geedkeeda uu noqdo mid adag oo cargag ah xididada ayaa bilaabaya in ay is jiid jiidtaan.
Marxaladan qoftaada waxaa saaidaya dhumucda iyo baaxada naasaheeda 30% caradooda waxay noqotaa kuwo soo fiiqan oo ay ka soo yaacaan waxyaalo aad moodo namro yar yar aanse namro ahayn.
Sidoo kale marka la maraayo marxaladan waxaa dhacda in malablaha qoftaada uu kor u kaco asaga oo ku dhowaanaya dhanka lafta shuunka ama bisqinleyda wuxuuna u ekaanayaa mid qarsoomay.
Dumarku marxaladan waxa ay u baahanyihiin kicin aan caadi ahayn mana la socdaan halka ay marayaan waxaana dhacda in ay aad kuugu soo dhegto qoftaadu.

Marxalada 3: biyo baxa
biyo baxo waa soo daynta raaxadu ku dheehantahay ee ay dumarku soo daayaan wixii la diyaarinayey heerarkii hore, waa marxalad aad u macaan oo aysan dumarku is xadidi karin waxaana astaan u ah soo ururid ay u dhexayso ilaa 0.9-1 seken ee uu sameeyo geedkeeda.
Ogow qoftaada sida adiga oo kale ma dhacayso marka ay biyo baxdo taas bedelkeeda halkaas ayey ka sii wadi kartaa ciyaaraha barafka marka ay biyo baxdo ka dib.
Ogow sidoo kale dumarka oo dhammi ma biyo baxaan markasta oo ay sameyaan ciyaar.
Sidaa darteed waxaa lagaa rabaa in aad salax iyo shumo iyo ciyaar jireed la dheeshid inta aadan faraska kaxaynin ka hor si ay u soo dhowaadaan biyaha.

Marxalada 4: qaadiro
waa marka ay qofta jirkeedu ku soo noqdo caadi badanaana waxaa lagu arkaa hurdo iyo hamaansi fara badan iyo farxad ay kugu mashquulsantahy waa hadaad ka keensatay.

14705821_1060509690714195_3972925777152882350_n
thumbnail Title: Xiliga ay qofta kacsan tahay sidaanaa lagu gartaa ee marax yahow fahan.
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-21T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Xiliga ay qofta kacsan tahay sidaanaa lagu gartaa ee marax yahow fahan.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 21, 2016 and have 0 comments