Abwaan HADRAAWI oo Xasuusta dhow ka luntay iyo Xaaladiisa

Xaaladda Caafimaad ee Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawe oo mudooyinkii dambe ku Xanuunsanaa Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer ayaa soo Hagaageysa, waxaana Hoygiisa oo ku yaala Magaalada Burco ku Booqday Abwaan Cismaan C/laahi Guure oo ah Afhayeenka Golaha Abwaanada Soomaaliyeed.

RIIX HALKAN OO KA DHAGEYSO MAQALKA



Abwaan Guure ayaa sheegay in Xaaladda Abwaan Hadraawi ay tahay Hadda mid Wanaagsan, waxaana uu Alle uga baryay inuu Caafimaad Deg Deg ah siiyo, Wuxuuna sheegay inay Abwaanka ka Luntay Xasuusta Dhow.