DAAWO Muuqaal: Laki Xaaji Wacays oo si yaab leh uga hadashay Barnaamijka Somali-week ee UK iyadoo ku sheegtay Somaliland-week Iyo cida ka macaashta

DAAWO Muuqaal: Laki Xaaji Wacays oo si yaab leh uga hadashay Barnaamijka Somali-week ee UK iyadoo ku sheegtay Somaliland-week Iyo cida ka macaashta

Fanaanada Laki Xaaji Wacays oo ku sugan magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa si layaab leh Markii ugu Horaysay uga hadashay Arin ay sheegtay in Fanaaniinta Soomaalidu ay Ka aamuseen, Taasi oo la Xidhiidha Barnaamijka SOMALI WEEK oo dalka Ingiriiska Sanadkiiba Hal mar lagu qabto, Dawlada Ingiriiskuna ay dhaqaale badan ku siiso Fanaaiinta Soomaaliyeed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO



Barnaamijka ayaa la sheegay inay si gaar ah uga macaashaan Shaqsiyaad kasoo jeeda maamulka Somaliland, Iyadoona sidoo kale Qaab aan Haboonayn u adeegsada magaca SOOMAALI WEEK, Waxayna sheegtay inay Haboon tahay in Fanaaniinta Soomaaliyeed Barnaamijkaasi lagu wada Casuumo, Hadii kale Loo bixiyo Somaliland-Week, Waxayna sidoo kale Xustay inay Arintaasi dacwad ka gudbin doonaan.

thumbnail Title: DAAWO Muuqaal: Laki Xaaji Wacays oo si yaab leh uga hadashay Barnaamijka Somali-week ee UK iyadoo ku sheegtay Somaliland-week Iyo cida ka macaashta
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-29T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO Muuqaal: Laki Xaaji Wacays oo si yaab leh uga hadashay Barnaamijka Somali-week ee UK iyadoo ku sheegtay Somaliland-week Iyo cida ka macaashta



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 29, 2016 and have 0 comments