Daawo NIMCO DAREEN & LAFOOLE oo Hees aad u Macaan Soo Saaray

Daawo NIMCO DAREEN & LAFOOLE oo Hees aad u Macaan Soo Saaray

Xidigaha Fanka Somaliyeed Nimco Muhammad Hassan (NIMCO DAREEN) & Mohamed Hassan 

Hussein (Lafoole) ayaa soo saaray hees aad u macaan 

oo jaceyl ah 

heestan oo lagu duubay Studioga Ahmed Wali Furinle ee Jigjiga. 

Hoos ka daawo videoga yaala



waa yaabee heestaan macaankeeda