Wararkii ugu dambeeyay ee Saaka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in xaalada Degaanka Doon-maleyko oo 7-KM u jira Magaalada Beledeyne oo xalay ay ku dagaalameen Maleeshiyaad hubeysan in ay saaka degan tahay.
Xalay ayaa dagaal Saacado badan qaatay waxa uu ka dhacay degaanka Doon-maleyko oo ku dhow Magaalada Baledweyne.
Dagaalkan ayaa la sheegay in uu u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed oo wada dega Degaankaasi.
Sheekh Xuseen Cusmaan Cali Gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha bulshada ee gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaalamaya gobolka Hiiraan in ay dagaalka Joojiyaan , islamarkaana ay nabada Qaataan.

Posted by:
Published :2016-11-22T07:30:00+07:00
Dagaal Culus Oo Ruxay Duleedka B/weyne (Faah Faahin Cusub)
Posted by November 22, 2016 and have
0
comments
, Published at
No comments:
Post a Comment