Dumarka Somaliland

Dumarka Somaliland

Deegaanka ay beeruhu ka baxaan ee DOOXA-GUBAN oo ku yaalla inta ku dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera ayaa markii ugu horreysay 

koox dhallinyaro ah oo hablo ah oo ka baxay kulliyada beeraha ee jaamicadda Hargeysa waxay ka samaysteen beer ay iskood u tabcadaan oo haatan wax soo saarkii ay bilaabeen.


Zuhuur Cabdilqaadir Xasan iyo Najma Cabdillaahi Maxamuud oo iyagu mashruucan aasaaskiisa lahaa, markii dambena ay qaar kale ku soo biireen, ayaa weriyaha BBC Axmed saciid cige wuxuu kula kulmay magaalada Hargeysa. Wuxuu ka wareystay iyagoo hablo ah waxa ku kallifay dhul-beerashada iyo shaqada adag ee miyiga, Najmo oo hadalka ku horraynaysa ayaana ka warramaysa waxa ay beerta ka qabtaan.
thumbnail Title: Dumarka Somaliland
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-09T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dumarka Somaliland



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 09, 2016 and have 0 comments