Farxiya Kabayare oo Mar kale Buuq Abuurtay!!!

Farxiya Kabayare oo Mar kale Buuq Abuurtay!!!

Fanaanada Farxiya Kabayare oo ah mida 
markay fal samaysaba buuq ka dhex dhalisa shacabka somalida dhexdooda gaar ahaan 
intooda ku xidhan wararka fanka ayaa mar ay Live kasoo noqotay Facebookgeeda ka jawaabtay 

su’aal xasaasi ah o jawaabtay bixisayna dad badan dood ka dhex dhalisay 

qaar ku raacay iyo qaar kasoo horjeedaba. Hoos ka daawo videoga


Shumis.net U Adeegaha Bulshada
Shumis.net@hotmail.com