gabadhii farxiya iskoor oo galmada farsamo cusub sharaxday daawo

gabadhii farxiya iskoor oo galmada farsamo cusub sharaxday daawo

Qodobka aan maanta halkaan idin kugu hayno ayaa ah mid aan dhihi karno waxa uu ka mid yahay tiirarka isgahamka iyo farxada qoska lagu helo. Qodobka aan qaadaa dhigayno waxa weeye dood wanaaga lamaanaha, taasoo lamaanayaal badan aysan sameyn waxaana la dhihi karaa wa sababta qoysas badan oo Soomaaliyeed u la yihiin raaxada iyo isfahamka qoska.



Doodwanaagu waa mid muhiim u ah dhamaan dadkoo dhan, hadii uu ahaan lahaa ganacsade, dhakhtar, iyo shaqaale kale, waxaase uu muhiimad weyn u leeyahay dhinaca lammaanaha, maadaama ay yihiin dadka leh xiriirka isugu dhow ee aadane dhexmara, maxaa yeelay doodwanaagu wa furaha isfahanka iyo isla keenida, waa kanaalka xiriirka aadanaha, waxaad ku cabiraysaa fikirkaaga iyo doonitaankaaga, amase ku qeexaysaa arin ku dhibaysa, sidoo kale isfahanku wuxuu leeyahay faa’iidooyin badan,kuwaas oo hadaba HH ayaa ku leh fiiro gaar ah u yeelo qodobadaan hoos ku xusan si aad fahamto.

Fanka dooda waxaa ka mid ah inaan la istuhmin, ee qof walba uu ka hadlo wuxuu jecel yahay, tusaale, inaad tiraahdo ima ixtiraamto xaaskaaga, waxaa ka fiican inaad tiraahdo, “waxaan jeclaan lahaa inaad ixtiraamto” iyaduna ay tiraahdo “waxaan jeclahay inaad idanayso” waana labada kalmadood ee tuhmada qoyska ugu horeysa, hadii aan la istixraamin reer jiri mayo, balse waa baahi xataa ay caruurtu ubaahan yihiin,marka hagaajiya doodiina, Naaxiye waxa uu idin leeyahay waxaad ku dadaashaan in asbuucii saacado kooban oo la yaqaano dooda loo sameeyo, ku fiicnaan lahaydaa saacad hurdo laga toosay.



thumbnail Title: gabadhii farxiya iskoor oo galmada farsamo cusub sharaxday daawo
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-01T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
gabadhii farxiya iskoor oo galmada farsamo cusub sharaxday daawo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 01, 2016 and have 0 comments