Gumeysiga dhaqaale Ee Soomaaliya heysta

Gumeysiga dhaqaale Ee Soomaaliya heysta

iftineducation.com - Gumeysiga dhaqaale Ee Soomaaliya heysta waxaa looga bixi karaa in beeraha la horumariyo, gaar ahaan deegaanada ugu haboon ee sida sahlan wax looga soo saari karo. 

Waxaan u baahanahay ugu yaraan in aan sanadkii soo saarno 360 kun TAN oo bariis ah, 
360 Kun TAN oo qamadi ah, 
360 kun TAN oo galleey ah , 
360 kun TAN oo Digir ah, 
150 kun TAN oo Sisin ah, 
150 kun TAN masago ah, 
150 kun TAN OO qasab (Sokor) ah, 
qudaarta noocyadeeda kala duwan. 

intaas oo wax soo saar ah waxay naga dabooli kartaa 75%-80% baahida asaasiga ah ee dalka









hala kaco wixii dhiig lahoow kaca dhulkiina beerta waxna ka soo saarta

W/Q: Makaraan
thumbnail Title: Gumeysiga dhaqaale Ee Soomaaliya heysta
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-02T01:05:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gumeysiga dhaqaale Ee Soomaaliya heysta



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 02, 2016 and have 0 comments