Haweeney Cunta Hilibka Dooliga Si Ay U weyneyso Naasaheeda

Haweeney Cunta Hilibka Dooliga Si Ay U weyneyso Naasaheeda

Haweeney Cunta Hilibka Dooliga Si Ay U weyneyso Naasaheeda

Hooyo 45 jir ah oo heysata 6 caruur ah ayaa jeclaaatay iney yeelato naaso balaaran oo waa weyn waxaana ay heshay hab iyada u gaar ah oo sidaas lagu sameyn karo.

Lacey Wildd waxaa ay aad u caashaqday iney baxnaanin ku sameyso naasaheeda oo aad u yaraa ,



waxaana ay la kulantay dhaqtar ku shaqeysta  daawada dhirta iyo quraafaadka kaas oo u sheegay in hilibka dooligu uu taas ka saacidi karto.

Gabadhaan diin la’aanta ah ayaa sheegay iney wax badan weynaadeen labadeeda naas tan iyo markii ay qaadatay talada dhaqtarkeeda labo sano ka hor.

“Si isku mid ah uma korayaan, ,midba mar ayuu weynaada waxaan hada heystaa labo naasood oo isla eg ,sanad kale ayaan rabaa inaan sii waddo si ay intaan uga balaartaan ayey u sheegtay TMX

Ms. Wildd ayaa sheegtay in dadka qaar ay aragtideedu la qaldan tahay laakiin waxaa ay dadkaas ku tilmaamtay nacasiin aan aqoonin qiimaha dooqa qofka.
thumbnail Title: Haweeney Cunta Hilibka Dooliga Si Ay U weyneyso Naasaheeda
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-23T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Haweeney Cunta Hilibka Dooliga Si Ay U weyneyso Naasaheeda



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 23, 2016 and have 0 comments