Haweeney Guursatay Wiikeeda Oo La Xiray Kaas Oo Sidoo Kale Horayna U Guursaday Walaashiis + Sawiro

Hooyo iyo gabadheeda ayaa wajihi doona maxkamad kadib markii ay labadoodu sameeyen guur yaableh oo sanadkaan ka dhacay magaalada Oklahoma ee wadanka Mareykanka.

Hooyada iyo gabadha ayaa xaasas u noqday wiilkooda waqtiyo kala duwan.

Arbacadi aroos ka dhacay Oklahoma ayaa ka yaabiyay dadka markii hooyo 43 jir ah oo lagu magacaabo Patricia Ann Spann ay guursatay wiilkeda kaas oo sidoo kale horaabnti sanadkaan guursaday gabadha ay hooyadan dhashay wiilkana la dhalatay ee Misty Velvet Dawn Spann oo 25 jir ah.


Maxkanmada Oklahoma ayaa sheegtay in arintan ay ka hor imaaneyso qaabka ay qarabadu isku aroosaan waxaana ay wax lala yaabo ku tilmaameen xirirkii galmo ee dhacay.

Wiilkaan oo la yiraahdo Stephens ayaa ka dhuuntay maxkamada xili labada haween ay yimaadeen maxkamada iyagoo wata waraaqo uu wadaad ugu oglaaday guurkan iney sameyn karan.

Sanadkii 2008 xeer beegtida dhaqanka ee magalada Oklahoma waxaa ay mamnuucen guurka dadka is dhalay sida hooyo iyo wiilkeed ama aabe iyo gabadhiisa.

Maxakanada aya xirtay labadaan haween inta uu kiiskan ka dhamanaayo.