Infection maxaa u keena gabadha farjigeeda talo ayaan rabaa

Asc Wr Wb.

Salaan kadib walaal waxaan rabaa in aad iga tala bixisaan infection daawadee ugu fiican oo lagu daaween karaa?


Maxaa keena cuncunka ku imaada gabadha Farjigeeda? Maxaase lagu daaween karaa?



Mahadsanidiin