Jaamacad Ku Taala Japan Oo Bixinaysa Koorso Qariib Ah, Hadaba Waa Maxay Koorsadaas?

Jaamacad Ku Taala Japan Oo Bixinaysa Koorso Qariib Ah, Hadaba Waa Maxay Koorsadaas?

Aqoonyahano u dhashay dalka Japan ayaa raadinaya kalgacal iyagoona hadda baranaya sida loo xanaaneeyo caruurta yar yar, islamarkaana si looga baabi’iyo kalinimo.

Koorsadan ayaa ah mid loogu talagalay in raga waa wayn ay bartaan sida caruurta loogu labiso, 

iyo sida loo xanaaneeyo taas oo ka caawin karta hooyada in ay ku baxsato marka ay xanuunsan tahay iyo marka ay dhashaba.



Jaamacada Ikumen University oo kaashanaysa shirkada Osaka ayaa si rasmi ah u bilawday koorsadan, taas oo noqonaysa midkii ugu horeysay ee dunida laga sameeyo.

“Waxaan doonaya in aan shahaado kaqaato sida aan caruurteyda u mareeynayo, waxaan doonaya inaan sameyo nolol wanaagsan sidaa darteeda koorsadan waxay ii tahay cashar,” 

ayuu u sheegay wakaalada Wararka ee Reuters Takeshi Akiyama oo kamid ah dadka koorsadan qaatay.



thumbnail Title: Jaamacad Ku Taala Japan Oo Bixinaysa Koorso Qariib Ah, Hadaba Waa Maxay Koorsadaas?
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-23T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Jaamacad Ku Taala Japan Oo Bixinaysa Koorso Qariib Ah, Hadaba Waa Maxay Koorsadaas?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 23, 2016 and have 0 comments