KALSOONI SIDEED U SIIN KARTAA DUMARKA HADAL MUHIM AH

KALSOONI SIDEED U SIIN KARTAA DUMARKA HADAL MUHIM AH

Naagaha waxay aad uga helaan nin qiimeeyaa oo mar kasta waydiiya xaalkooda, 

ma jecla naata in laga aamuso marka aad guursato waxaa lagaa rabaa inaad mar kasta weydiiso 

waxay u baahan tahay hadalo macaan waa inaad ku tiraahdaa marwalba, 

sheekada badan ninka iyo xaaskiisa uma keento dhib balse 



waxaa laga yaabaa inay kalsooni adag siiso