Kursiga Ugu Adag Ee Doorashada Aqalka Hoose Oo Maanta Ka Dhaceysa Jowhar (Yaa Is Haya?)

Kursiga Ugu Adag Ee Doorashada Aqalka Hoose Oo Maanta Ka Dhaceysa Jowhar (Yaa Is Haya?)

Doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Jowhar ayaa maanta waxaa lagu wadaa in ay ku tartamaan labo musharax oo aad u adag.

Labada Musharax ayaa kala ah wasiiru dowlaha Wasaarada Maaliyadda Xuukumada Soomaaliya Cabdulaahi Maxamed Nuur iyo sidoo kale xildhibaan hore Bashiir Cadow Calasow.

Wariyeyaasha ku sugan Jowhar ayaa soo sheegaya in doorashada maanta ay tahay midii ugu adkeyd ee ka dhacda Jowhar tan iyo markii ay bilowdeen doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imanaya degaanada maamulka Hirshabeelle.



Qaar ka mid ah Caasimada dowlad goboleedyada ayaa waxaa wali ka socota doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose, waxaana lagu wadaa in dhawaan lasoo gabagabeeyo.


thumbnail Title: Kursiga Ugu Adag Ee Doorashada Aqalka Hoose Oo Maanta Ka Dhaceysa Jowhar (Yaa Is Haya?)
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-26T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Kursiga Ugu Adag Ee Doorashada Aqalka Hoose Oo Maanta Ka Dhaceysa Jowhar (Yaa Is Haya?)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 26, 2016 and have 0 comments