London: Kumanaan Raga Isku Galmooda Ah Oo La Cafiyay Iyo UK Oo Sharciga Raga Isku Taga Wax Ka Badashay

London: Kumanaan Raga Isku Galmooda Ah Oo La Cafiyay Iyo UK Oo Sharciga Raga Isku Taga Wax Ka Badashay

Britain ayaa cafisay kumaan raga oo lagu xakumay dambiyo la xiriira dhinaca galmada ah kuwaas oo ah raga isku galmooda waxaana ay arintaan daba socotaa soo jeedin la sameeyay 2013-kii.

Ragu iney isku galmoodaan ayaa dambi ka aheyd UK tan iyo 1967 waxaana xiligaas ilaa hada la xukumay in ka badan 67 kun oo rag ah kuwaas oo ay qaar badan dhinten iyagoo loo heysto dambiyo arintaan la xiriira.



Dadka dambiyadan loo heystay 15 kun oo ka mid ah ayaa hada nool, waxaana la sheegay in hada wixii ka dambeeya raga 16 jirka ka weyn aan dambi lagu qaadi doonin la xiriira arintaan , sharcigan waxaa si buuxda loo meel marin doonaa bisha Janaayo 2017.

Dowladda UK ayaa sheegtay in dadka arimahan ku lugta leh ay faa’iido badan ku qabi doonaan xeerkan.

 Wasiirka cadaalada UK Sam Gyimah ayaa soo dhoweysay arintaan.
thumbnail Title: London: Kumanaan Raga Isku Galmooda Ah Oo La Cafiyay Iyo UK Oo Sharciga Raga Isku Taga Wax Ka Badashay
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-23T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
London: Kumanaan Raga Isku Galmooda Ah Oo La Cafiyay Iyo UK Oo Sharciga Raga Isku Taga Wax Ka Badashay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 23, 2016 and have 0 comments