nagaha laqabo oo hadana tunta nimankale oo arintaan halis u ah

nagaha laqabo oo hadana tunta nimankale oo arintaan halis u ah

La Qabe Qaraabato ayaa arin yaab leh qabsatay markii Ninkeeda uu soo galay xilli nin kale uu la joogay waxaana ninka qasab ku noqotay in uu dabaq iska tuuro.
Fadeexada ayaa timid kadib markii laga duubay filin ceeb iyo qosol isugu jiray oo ay ka muuqdeen naagta oo ninkeeda ka hor istaagtay in uu gudaha u galo gurigiisa si aysan isku dagaalin ninka kale xili ninkii naagta lagu qabtayna uu isku dayayay in uu baxsado.
Ha yeshee nasiib daro isagoo buumo kaliya wata oo feera qaawan uu damcay in uu ka soo boodo dariishada guriga

oo ku yaala dabaqa labaad kuna aadan wada weyn Oo gawaarida ay maraan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAAL VIDEO AH:-

Naag la qabo oo Qaraabanayso ayaa arin yaab leh qabsatay (Halkan Ka Daawo)
thumbnail Title: nagaha laqabo oo hadana tunta nimankale oo arintaan halis u ah
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-07T21:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
nagaha laqabo oo hadana tunta nimankale oo arintaan halis u ah



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 07, 2016 and have 0 comments