Najwa Karam 50Jir Ka Quruxbadan 20Jirada

Najwa Karam 50Jir Ka Quruxbadan 20Jirada

Fanaanada caanka ah ee reer Lubnaan Najwa Karam ayaa mar walba oo ay shaashada so fadhiisato Buuq dhalisa maadama iyadoo 50jir ah hadana quruxdeedu inay si korodho mooye is dhimin. 

Fanaanadan ayaa sheegtay in ay dhalatay 1966 cuqdadna aaney ka qabin da’deeda kuna faanto sanadahay nooled iyo guulaha ay nafteeda ay uso hoysay.



Waxaana xusid mudan in ay Najwa xaflad balaadhan ku lahayd Cyprus oo ay halkaa kusoo bandhigtay heesahedi hore iyo kuwii dambe si aadana ay u shiday taagerayasheeda iskaga yimi daafaha aduunka.


thumbnail Title: Najwa Karam 50Jir Ka Quruxbadan 20Jirada
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-09T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Najwa Karam 50Jir Ka Quruxbadan 20Jirada



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 09, 2016 and have 0 comments