ninkii guska ka yar yahay Ama biya fudeed isku Arka farsamadaan ha adeegsado daawo talo muhiim ah +video

Qofka oo cuno Cunto isku dheeli tiran waxa ay ka qeyb qaadataa in qofkaasi nolol caafimaad qabta uu galo. Cuntada waxaa ku jira, nafaqooyin, barootiinno, Faytamiinno, macdanno iyo maadooyin aan tiro lagu soo koobi karin oo waxtar weyn u leh caafimaadka guud ahaan jidhka iyo gaar ahaan qaybihiisa kala duwan. Qormadan


HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

waxaan ku soo qaadanayaa cuntooyinka ay ku jiraan maaddooyinka faa’idada gaarka ah u leh maskaxda iyo qaar ka mid ah cuntooyinka maskaxda dhaawaca soo gaadhsiin kara, waxa aanay kala yihiin.