Obama oo Abaalmarin Siiyey Wiil Soomaali Ah

Obama oo Abaalmarin Siiyey Wiil Soomaali Ah

Madaxweynaha dalka Maraykanka ee Barack Obama ayaa abaal-marin guddoonsiiyey wiil Soomaali Mareykan ah oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Cumar.

Axmed oo ku nool magaalada Chicago ayaa ka mid ahaa toddoba qof oo sannadkan ku guulaystay abaal marin uu sannadkii bixiyo Obama taasi oo la siiyo DADKA TABARUCA SAMEEYA.

Axmed ayaa magaalada Chicago ka aasaasay urur soo bandhiga sheekooyinka dadka Muslimiinta ah ee ku nool dalkan Maraykanka.



Obama oo Abaalmarin Siiyey Wiil Soomaali Ah

thumbnail Title: Obama oo Abaalmarin Siiyey Wiil Soomaali Ah
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-24T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Obama oo Abaalmarin Siiyey Wiil Soomaali Ah



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 24, 2016 and have 0 comments