Qarax xoogan oo goor dhow laga maqlay Saldhiga Magaalada..

Qarax xoogan oo goor dhow laga maqlay Saldhiga Magaalada..

Wararka ka imaanaya Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in qarax Culus goor dhow laga maqlay Saldhiga Degmadaasi.

Qarax ayaa iminka la ogeyn waxa uu ahaa balse dadka deegaanka ayaa Heegan u xaqiijiyey in ay maqleen dhawaqa qarax oo ahaa mid aad u culus oo gil gilay Magaalada iyo deegaanada ku xeeran.

ilaa iminka lama oga qasaaraha rasmiga ee ka dhashay qaraxaasi waxaase wararku sheegayaan in saldhiga ay kusugnaayeen saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Maamulka K/galbeed Somaliya.


Wixii ku soo kordha SHUMIS.NET kala soco insha allah.