Saabuunta dhib miyay ii keeni kartaa xiliga siigada aan ku sameeyo

Saabuunta dhib miyay ii keeni kartaa xiliga siigada aan ku sameeyo

Saabuunta ayaan ku siigaystaa aad buu ii balbalaa geedka waxaan ku arkay xitaa inuu guduuto mararka qaarkood 


marka aan 3 jeer isku xigta aan siigaysto, 


ibta ayaa saabuun iiga aruurta siigadana iskama joojin karo sideen sameeyaa ila taliya.


waxaan maqlay saabuunta inay raga dhib u keenayso 


mustaqbalka marka uu guursadio taas maxaa ka jira