SAAMAYSKA FACBOOK EE NAAGAHA UU SAAMEEYO

SAAMAYSKA FACBOOK EE NAAGAHA UU SAAMEEYO

Soomaalida aad bay u barteen sawirka siiba 

marka facebook soo baxay naago badan ayaa ka hela inay sawir soo galiyaan faceboogooda 

hadda waxaab bilaabatay live inay soo galaan 

waa wax lala yaabo

rag badan oo kumanaan ayaa ku mashquula ineey dawadaan 

naagaha live ka iska soo dhiga ayago 



wax maa laayacni ah sheegaayaa