Sidee lagu xakamayn karaa xanuunka macaanka? ama sokoroowga?

Sidee lagu xakamayn karaa xanuunka macaanka? ama sokoroowga?

Maanta oo kale sanad kasta waxaa caalamka laga xusaa maalinta xannuunka macaanka ama sokorowga.

Xannuunkaasi oo ah mid haddii uu qofka ku dhaco ay adag tahay in uu ka biskooda, ayaa sanadahan dambe waxa uu kusoo badanayay Soomaalida.

Arrintaasi ayaa waxaa loo aaneynayaa hab noolaleedka dadka oo isbedelay, iyo jimcsiga oo aad ugu sii yaraanaya dadka.


Sidee lagu xakamayn karaa xanuunka macaanka?

thumbnail Title: Sidee lagu xakamayn karaa xanuunka macaanka? ama sokoroowga?
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-14T23:34:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sidee lagu xakamayn karaa xanuunka macaanka? ama sokoroowga?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 14, 2016 and have 0 comments