TOP NEWS: Muqdisho Oo La Go’doominayo

TOP NEWS: Muqdisho Oo La Go’doominayo

Waxaa socda qorshe ballaaran oo dowladda Federaalka Soomaaliya ku go’doomineyso magaalada Muqdisho ugu yaraan Labo bil oo xilliga doorashada ah.

Waxaa hadfda billowday in la xiro qaar kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, waxaana la xiray waddooyinka aada dhanka garoonka ciyaaraha ee Banaadir ama Ex Koonis.

Xerada gaadiidka Booliiska ee degmada C/casiis ayaa la doonayaa in lagu qabto doorashada aqallada hoose iyo sare ee maamulka Somaliland, sidaasi darteedna magaalada inteeda badan waa go’doon.



Warar soo baxaya waxay sheegayaan in dhowaan la filayo in la xiro dhammaan waddooyinka Muqdisho, shacabka ay lug billaabi doonaan, meelaha qaarna aan shacab loo ogolaan doonin.
thumbnail Title: TOP NEWS: Muqdisho Oo La Go’doominayo
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-16T02:44:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
TOP NEWS: Muqdisho Oo La Go’doominayo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 16, 2016 and have 0 comments