Xaaka Shooli; SHooli waa wiil fiican , Naagta Ayaa “DAYUUSAD” ah , Dharka Gashana waydiiday (Fadeexo cusub)

Waxaa maalmahan isasoo tarayay fadeexad soo wajahay fanaanka cumar shooli iyo gabar ayadana ceebaysay dhaqanka dumarka soomaaliyeed iyo waliba diinta islaamka .
Fadeexadaan ayaa midaatay kadib markii uu shooli soo qaaday hees ay ku jirto gabadh dharka soo dhigatay , waxaana maalinba maalinta ka dambaysa soo baxayay dad qaarna taageersan shooli qaarna kasoo horjeedo .
Ugu dambayntii waxa manta muuqaal soo duubay gabar lagu sheegay in ay tahay gabar xiriir kala dhexeeyo shooli oo wlaiba si wayn u taageertay shooli
Gabadhaan oo gabadhii is qaawisay ku tilmaantay dayuusan , ayaa sheegay in qaladka uu ka imaatay dhanka

gabadha isasoo qaawisay ee shooli uu yahay nin nadiif ah .


HALKAAN KA DAAWO RIIX




Xaaka Shooli; SHooli waa wiil fiican , Naagta Ayaa “DAYUUSAD” ah , Dharka Gashana waydiiday (Fadeexo cusub)