XOG MUHIIM AH: Dhiig Badan Oo Ku Daadan Doona Doorashada Soomaaliya

XOG MUHIIM AH: Dhiig Badan Oo Ku Daadan Doona Doorashada Soomaaliya

iftineducation.com - Soomaaliya, gaar ahaan caasimahada maamul goboleedyada waxaa ka soconaya doorashada xubnaha aqalka hoose, hase ahaatee waxaa la saadaalinayaa in dhiig badan ku daadan doono doorashadan.

Dhiigga daadan doono ayaa ka duwanaan doono kuwii hore, waxaana is dili doona dadka kuwa isugu dhow, isugu xiga, waxayna isku adeegsan doonaan dhiigyo cab iyo sidoo kale mooryaan.


Waxaa isku dheggan musharraxiin badan oo xildhibaannimo u taagan, waxaana mid walbo uu doonayaa inuu helo kursiga, qarashaad badanna waa la bixinayaa.

Hanjabaadyo badan ayaa Taleefanka la isku mariyey, waxaa khasaarey dad bixiyey in ka badan 100 kun oo doolarka Mareykanka ah, waana sababta keentay in xaaladdu ay cirka isku shareerto.

Hadaba maalinba maalinta ka dambeysa xaaladda waa ay sii xumaaneysaa, iyadoo dadka wax saadaaliya ay sheegeen in doorashadan noqon doonto middii ugu dhiig daadasha badneyd ee dalka soo marta.
thumbnail Title: XOG MUHIIM AH: Dhiig Badan Oo Ku Daadan Doona Doorashada Soomaaliya
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-28T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
XOG MUHIIM AH: Dhiig Badan Oo Ku Daadan Doona Doorashada Soomaaliya



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 28, 2016 and have 0 comments