Yaab: Haweeney Gadaal Laga Isticmaalay Oo Uur Qaaday

Yaab: Haweeney Gadaal Laga Isticmaalay Oo Uur Qaaday

Magaalada Atlantic ee dalka Mareykanka ayey ka dhacday mid kamid arinta ugu qariibsan oo ay adag tahay iney dunida ka dhacdo ugu yaraan hal jeer, kadib markii ay haweeney qaaday uur xilli ay sameysay galmo dhanka dambe ah.

Haweeneydii ugu horeysay ee dunida walaac ceynkan ah uu soo gaaro ayey noqotay, kadib markii ay ku jahawareertay arin ay ka maqashay dhaqtar ka kaasoo u sheegay iney leedahay uur, 



haweeneydaan ayaa galmo dhanka gadaal la sameysay shaqsi aan magaciisa la carabaabin, balse dhaqtar ka qaabilsan dhanka kaadi mareynka oo lagu magacaabo Brian Steixner ayaa u sheegay haweeneydaan iney leedahay uur.

Xaaladan oo kale ayaa dhici karto ayaa la leeyahay waa hadii ay haweeneyda kaadi heysteeda, xubinteeda taranka iyo dhanka dambe ay howshooda si wacan u gudan waayaan, xiidmaha jirka ayeyna ka yeelayaan mid ku furan habdhiska taranka.

“Weynu ognahay xaaladeedu, waxaan indhaha la raaceynay xaaladeeda sanado, kadib markii aan baaritaano badan sameynay waxaan ogaanay iney leedahay uur kaasoo ay ka qaaday galmo dhanka dambe ay sameysay”. Dr Steixner ayaa sidaas u sheegay Vagabond.

“Miyey dooneysaa iney dhasho canuga ama iney iska soo rido. ma garan karo hadda waxa ay ku fikireyso” ayuu hadalkiisa kusoo afmeeray.
thumbnail Title: Yaab: Haweeney Gadaal Laga Isticmaalay Oo Uur Qaaday
Posted by:galmada Net
Published :2016-11-24T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Yaab: Haweeney Gadaal Laga Isticmaalay Oo Uur Qaaday



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 24, 2016 and have 0 comments